Xidhiidhada Nolosha Podcast

A podcast by Amaal Haybe

Categories:

65 Episodes

  1. Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad

    Published: 20/02/2024
  2. Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad

    Published: 13/02/2024
  3. Dhaqamada Xidhiidhada aan fayoobayn Q-1aad

    Published: 07/02/2024
  4. Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles

    Published: 30/01/2024
  5. Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style

    Published: 23/01/2024
  6. Dib u eegid| Gunaanadka season 1

    Published: 09/01/2024
  7. Qorshaha sanadka cusub

    Published: 02/01/2024
  8. Kalsooni Dhisid Q-2aad

    Published: 12/12/2023
  9. Kalsooni Dhisid Q-1aad

    Published: 05/12/2023
  10. Naf-ka War Hayn

    Published: 29/11/2023
  11. Filasho Q-3aad| Expectations

    Published: 21/11/2023
  12. Filasho Q-2aad| Expectations

    Published: 14/11/2023
  13. Filasho Q-1aad| Expectations

    Published: 07/11/2023
  14. Kala mudnaysiin Q-2aad| Prioritisation

    Published: 31/10/2023
  15. Kala mudnaysiin| Prioritisation

    Published: 24/10/2023
  16. Raaligalinta xad-dhaafka ah Q-3aad

    Published: 10/10/2023
  17. Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad

    Published: 03/10/2023
  18. Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing

    Published: 26/09/2023
  19. Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety

    Published: 19/09/2023
  20. Warwarka - Anxiety

    Published: 12/09/2023

2 / 4

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.