Kala mudnaysiin| Prioritisation

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp