Qorshaha sanadka cusub

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0 -Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka? Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtudhagayso xalqadan qorshaha sanadka cusub si aad wax badan uga badashid hab-fikirkaaga dhinaca hadaf - dajinta iyo isbadal doonka.&n...