Xidhiidhada Nolosha Podcast

A podcast by Amaal Haybe

Categories:

65 Episodes

  1. Qaab falcelimeed; Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn

    Published: 11/04/2023
  2. Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad

    Published: 04/04/2023
  3. Waa maxay xidhiidh-nafeed

    Published: 28/03/2023
  4. Bar-bilaw - Noocyada xidhiidhada

    Published: 21/03/2023
  5. Hordhac

    Published: 09/03/2023

4 / 4

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.