Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp