Dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow - Qaybtii 3aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Xalqadan waxad ka baranaysaa sida aad si malin le ah u dhisi kartid una horumarin kartid xidhiidhka aad la leedahay Ilaahay adoo j la imanaya camalo ama dhaqamo kooban iyo sida ugu fudud ee aad u joogtayn kartid. Sido kale, waxan kaga hadlay dabeecada loo yaqaano 'balaanqaadka nafta' taasoo qofka u saamaxda in uu wacyigiisu koro kobciyana hab-fikirka togan. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp