Daryeelka cafimadka maskaxda

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp