Aaminadaha aan fayoobayn

Xidhiidhada Nolosha Podcast - A podcast by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp