Radio Deegaan Codka Geeska

Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad

from Radio Deegaan Codka Geeska | Published 7/6/2020

Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.

Om Podcasten

Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.