SE02EP17 Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya?

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax

Categories:

Send us a text Marka jacayl dhab ahi ku hayo, waxa kaa tegaya go'aanka. Waxa kugu badanaya dabacsanaanta iyo u hoggaansamidda xaalado aanad beryaha qaar oggolaateen, wax walbana in aad tunka saarato ayaa suurtagal ah. Dr. Axmed Cali "Cantar" ayaannu ka sheekaysannay mawduucan iyo heesihiisaba. Dhegaysi wacan! Support the show